kulan looga hadlayay sharciyada dhulalka oo lagu qabtay Baaydhabo

0
37

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada Baydhabo ahna duqa Magalada Cabdullahi Cali Watiin ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sharciyada dhulalka.

Ujeedka shirkan ayaa ahaa Hagaajinta sharciga Fasaxyada Dhismaha Dhulalka iyo Burburinta guriyaha Wadooyinka sida sharcidarada ah u soo galey, waxana ka qeyb galay gudoomiye Kuxigeenada Degmada, Gudoomiyaha Haweenka, Gudoomiyasha Xaafadaha iyo Agaasimaha Waaxda Dhulka Degmada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here