Kulan looga hadlayay Shuruucda iyo Nidaamka shaqo oo lagu qabtay Kismaayo

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa maamulka Jubaland ayaa xarunta wasaaradda ku qabatay kulan wadatashi oo ku saabsan shuruucda iyo nidaamka shaqo ee wasaaradda kasoo lagu qabtay magaalada Kismaayo

Waxaana ka qeyb galay Kulankan Agaasimaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Badal Jaamac, shaqaalaha waaxaha kala duwan ee wasaaradaha Jubaland, la-taliyeyaal sharci iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here