Kulan looga hadlayay sidii doorasho qof iyo cod ah dalka uga dhici laheyd oo lagu qabtay Muqdisho.

0
67

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay sidii ay dalka ugu dhaci aheyd  doorasho qof iyo cod ah.

Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay xildhibaanada haweenka ee ku jira labada gole ee baarlamanka, waxana ka qeyb galay xubno ka socda ururka haweenka qaranka, kan gobolka Banaadir iyo ururada bulashada rayidka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here