Kulan looga hadlayay sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa beeraleyda iyo xoola dhaqatada oo lagu qabtay Kismayo

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay u adkeeysiga abaaraha iyo sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa beeraleyda iyo xoola dhaqatada jubaland iyagoo ka faa’ideystanaya mashruuca Boresha oo ah mashruuc loogu tala galay in lagu horumariyo xoola dhaqatada iyo beeraleyda.

Kulanka waxaa ka qeyb galay agaasimayaasha wasaaradaha jubbaland ee kala ah  qorsheynta,gar-gaarka ,beeraha ,biyaha iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.