Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka gobolka Bay ayaa lagu qabtay kulanka ku saabsan u Qareemista Dhiiriqelinta Haweenka ee Ka Qaybgalka Siyaasada Soomaaliya .
Kulanka waxaa ka qeeybgalay madax kasocotay maamulka koofurgalbeed odoyaal iyo Haween.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


