Kulan looga hadlayay sidii haweenka loogu dhirigelin laaha waxbarashadda oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Dhiirogalinta Waxbarashada Haweenka ku nool maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka oo aay soo agaasimeen ururka Dhalinyarada magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeeybagalay Xubno ka tirsan Bahda waxbarashada Magaalada Baydhabo iyo qaar kamid Gabdhaha wax ka barto Magaaladaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.