kulan looga hadlayay sidii Haweenka Soomaaliyeed uga dhexmuuqan lahaayeen Hay’adaha Garsoorka dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magalaada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii Haweenka Soomaaliyeed uga dhexmuuqan lahaayeen Hay’adaha Garsoorka dalka.

kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Haweenka XFS Khadiijo Maxamed Diiriye xildhibaano ka tirsan labada gole ee dowladda, Xubno Ka socday ururada Bulshada iyo Wasaarada Cadaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.