kulan looga hadlayay sidii loo caawin lahaa barakacayaasha oo lagu qabtay Baydhabo

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Horumarinta Biyaha,arimaha Baracakayaasha iyo sidoo kale taageerada Caruurta.

Waxaa kulanka shir gudoomiyay wasiirka wasaarada qorsheynta Koofurgalbeed iyo madax kasocotay Hay,ada UNICEF.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here