Kulan looga hadlayay sidii loo caawin lahaa dadka fatahaada saameysay oo lagu qabtay Baydhabo

0
45

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta KGS ayaa ka qeyb-galay kulan oo lagu qabaty magaalada Baydhabo isla markaana loga hadlayey sidii culimada uga qeyb qaadan lahaayeen gurmad gaarsiinta dadka ay saameeyeen daadadka .

Waxaa ka qeybgalay kulanka xubno kamid wasaaradda diinta dowlad gobolkeedka Goonfurgalbeed,culimo iyo waxgarad kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.