Kulan looga hadlayay sidii loo caro bixin lahaa webiga shabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
195

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii caro bixin iyo dayactir loogu sameyn lahaa dhinacyada webiga shabeelle oo xiligan biyo yareeyay.

Kulankan oo lagu qabtay gudaha webiga shabeelle maadaam meelaha qaar uu ka guray ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Jowhar, ururada bulshada rayidka, dhalinyaro iyo xubno ka socda wasaaraddaha Hirshabeelle sida haweenka iyo beeraha.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.