Baladweyne ( Radio Beerlula )-Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa magaalada muqdisho ugu qabtay agaasimayaasha isbitaalada gaarka loo leeyahay iyo kuwa dowlada kulan looga hadlayay sidii ay u wada shaqayn lahaayeen loona diiwaan galin lahaa dhakhaatiirta ajnabiga ah iyo kuwa soomaalida
kulanka ayaa intii uu socday waxa looga hadlay sidii loo hubin aqoonta aay u leeyihiin howlaha caafimaadka ee daaweeynta bulshada dhaqaatiirta ajnabiga ah
waxa soo jeedinaya Maxamed Yusuf Cabdullaahi


