Kulan looga hadlayay sidii loo sameyn lahaa gole deegaan oo lagu qabtay degmada Hobyo.

0
60

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maagalada hobyo ayaa lagu qabtay kulan ay soo qaban qabisay Hey’dda Nabada ee geeska Afrika iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug kasoo ku sansanaa sidii loo heli lahay golaha degaanka

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay odyaasha dhaqanka ururada bulshada masuulinta galmudug iyo marti sharaf kale

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.