Kulan looga hadlayay sidii loo yareyn lahaa saboolnimada oo lagu qabtay Garoowe.

0
10

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo yareyn lahaa saboolnimada, waxana kulan lagu gorfeeyay sida ugu haboon ee loo yareyn karo saboolnimada, waxana ka qeyb galay aqoonyahano.

Warbixintan waxaa inoo  haya Maxamed Cabdi Saney.