kulan looga hadlayay sidii looga faaidaysan lahaa fursadaha shaqo ee la xiriira Farsamada gacanta oo lagu qabtay Hargeysa

0
111

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda shaqo galinta, arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku soo gaba gabeeysay kulan looga hadlayay sidii looga faa’ideysan lahaa fursada shaqo ee la xirira kuwa farsamada gacanta ee ka jira Somaliland.

Kulankan ayaa lagu soo bandhigay xog ururin laga sameeyay suuqyada shaqada ee Somaliland si looga faa’ideysto, iyadoo si gaar ah diirada loo saarayo shaqooyinka farsamada gacanta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.