Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku qabtay kulan wacyegelin ah oo ku saabsan sidii shaqaaalaha Banguga dhexe ee Somaliland uga faa-ideysan lahaayeen bisha barakeeysan ee Ramadaan.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Culimo ,shaqaalaha Bangiga iyo masuuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin