Kulan looga hadlayay sidii mashrruca Damal caafimaad loo bilaabi lahaa oo lagu qabtay Muqdisho

0
217

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii mashrruca damal caafimaad looga bilaabi lahaa Gobollada dalka kaasi oo wax looga qabanayo cudurada faafa iyo horumarinta goobaha caafimaadka

Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno ka kala socoday dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir iyo waliba xubno kamid ah wasaaradda caafimaadka XFS

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.