Kulan looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa haweenka oo lagu qabtay Garoowe.

0
207

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda FAWESOM ayaa magaalada Garoowe ku qabatay shirweyne looga hadlayay sidii shaqa abuur looogu sameyn lahaa gabdho ay horay u siisay tababar la xirira xirfado kala duwan.

Shirka waxaa ka qeybgalay Xubno ka socday Hay’adda FAWESOM,Masuuliyiin kamid ah shirkadaha bixiya malgelinta ,Haween iyo madax kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here