Kulan looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha aasaasiga oo lagu qabtay deegaanka Ganu-ribad ee gobolka Hiiraan.

0
90

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Deegaanka Ganu-ribad oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayya baahiyaha ka jira deegaankan sida waxbarashadda, caafimaadka iyo biyo la’aanta.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay agaasimaha Waxaada farsamada gacanta ee Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Hir-shabelle Mudane Cismaan Axmed Muumin,isku duwaha Wasaarada Caafimaadka Hirshabeelle ee Gobolka Hiiraan Xassan Axmed Barkhadle, waxgaradka deegaanka iyo dhalinyaro ka timid magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Warkan waxaa inoo haaya Bilaal Daahir Waaneey.