Kulan looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa tahriibka oo lagu qabtay Muqdisho

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay sida siyaasad qaran looga yeelan lahaa arimaha tahriibka iyo soo golootika.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeeyb galay Ergayga gaarka ah ee arrimaha qaxootiga u qaabilsan Madaxweynaha xubno ka tirsan Golasha wasiirada xukumadda fadaraalka soomaliya iyo aqoon yahano ka tirsan Bulshada rayadka oo lagu casuumay kulanka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq