Kulan looga hadlayay Sugnaanta cuntada oo lagu qabtay Kismaayo

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubbadda hoose ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sugnaanta cuntada iyo isbeddelka cimilada kaasoo afartii biloodba mar la qabto, waxana kulan diirada lagu saaray caqabadaha jira iyo sidii loola tacaali lahaa dhibaatooyinka ka dhashay isbedelka cimilada.

Kulan ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda qorsheynta Jubbaland , waxana ka qeyb galay wasaaraddaha iyo hay’addaha kale ee ka shaqeeya mashruuca sugnaanta cunnada iyo isbedelka cimilada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here