Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada Bandar-qaasim ee magaaladda Boosaaso ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayey tacadiyada ka dhanka ah Haweenka.
kulanka ayaa waxa kasoo qeyb galay maamulka xaafada Bandar-qaasim iyo qeybaha kala duwan ee bulshada xaafada.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


