Kulan looga hadlayay tacadiyada loo geysto dadka nugul oo lagu qabtay Kismaayo

0
174

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xubno kasocday Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa degmada Dhoobley kulan kula qaatay Hay’adaha ka shaqeeya arimaha xuquuqul insaanka.

Kulankan ayaa looga hadlyay sidii wax looga qaban lahaa tacadiyada loo geeysto dadka nugul iyo sidii loo dardar gelin lahaa adeegyada ay bulshada u qabtaan Hay’adaha ka howlgala degmada Dhoobley.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin