kulan looga hadlayay tayeeynta waxbarashada oo lagu qabtay Baaydhabo

0
118

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed Ibraahim cali Aadan ayaa gudomiyay kulan looga hadlayay tayeeynta waxbarashada.

 

Kulanka oo lagu qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulada iskuulada ku yaalo Baydhabo iyadoona diirada lagu saarayay Dardargalinta iyo tayeeynta waxbarashada.

Warkan waxaa inoo haya  Cabdimajiid Aweeys Isaaq