Kulan looga hadlayay tayeynta biyaha oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay shir lagu ansixinayo, loogana tashanayo nidaamka Wadaagga Dowladda iyo Ganacsiga Gaarka loo leeyahay, loona yaqaan Public Private Partnership.

Waxaa shirka kasoo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda, ganacsatada maxalliga ah, ururrada bulshada rayidka ah iyo daneeyayaal kala duwan oo ka shaqeeya horumarinta adeegyada bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here