Kulan looga hadlayay u diyaargarow roobka oo lagu qabtay Hargeysa

0
45

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda horumarinta Beeraha maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan lagaga hadlayo sidii Xilli roobaadka loogu diyaar garoobi lahaa isla markaana beeraleeyda uga faa-ideysan lahaayeen.

kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotay mamulka Somaliland wasiirada Beeraha iyo daneyasasha beeraha ee ku nool magalada Hargeysa.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.