Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga maamulka Jubbaland Aadan Axmed Xaaji ayaa magaalada kismaayo ka daahfuray kulan logga hadlayey horumarinta wada shaqaynta laamaha Amniga iyo iskaashiga Booliska iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka Jubbalan
waxa ka soo qeyb galay kulanka qaar kamid ah golaha Baarlamaanka Jubaland gudoomiyaasha xafadaha kismaayo odoyaasha dhaqanka iyo qaar kamid ah ciidanka Boliska degmada Kismaayo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


