Kulan looga hadlayay wadaniyadda oo lagu qabtay Hargeysa

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Xiriirka Goleyaasha iyo Arimaha dastuurka Somaliland Muadne Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni oo uu Wehelinayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha maamulkaasi Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa magaalada Hargeysa kusoo geba-gebeeyey kulanka ku saabsan isku xidhka Dhallinyarada ka shaqeeya ama qaybta ka qaata Wadaniyadda iyo arrimaha Bulshada.

Kulankan waxaa soo qaban-qaabisay xarunta Wadaniyada iyo barashada Dastuurka ee Wasaaradda Dastuurka iyo Xidhiidhka Goleyaasha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin