Kulan looga hadlayay wadatashiga deegaanka cimilada iyo colaadaha oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
103

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo xiray kulanka wadatashiga deegaanka cimilada iyo colaadaha.

Kulanka ayaa waxaa ka qeeybgalay qeeybaha kala duwan ee ururada Haween ,dhalinyarada ,culimo,iyo xubno kasocday odoyaasha dhaqanka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan