Baladwayne ( Radio Beerlula )–Degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo bilaabi lahaa wajiga labaad ee mashruuc Baxnaano kaasi oo loogu tala galay in lagu caawiyo dadka danta yar
Kulanka waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kamid ah maamulka degmada Luuq,Xubno ka socdey qaar kamid ah Hay,adaha bixiya deeqaha iyo wasiiro ka mid ah maamulka Jubbaland
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin