Kulan looga hadlayay wax soo saarka beeraha oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Prof: Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kusoo gaba-gabeeyay shir dib u eegis loogu sameynaayo tacabka beeraha si loo helo cunto sugan looguna saleeyo qorshayaasha qaran ee dalka.

Shirkaan ayaa wax ka qeyb galay howlwadeeno kasocday xafiiska ra’iisul Wasaaraha, Wasaaradaha beeraha heer dowlad gobaleed iyo Wasaaradaha ee quseyso qeybta nidaamka cuntada sida Wasaaradda kaluumeysiga, Xanaanadda Xoolaha, Wasaaradda Qorsheynta ,Wasaaradda Ganaacsiga, Ururka hawenka beeraleyda hey’adaha taageera qeybta nidaamaka cuntada Soomaaliya sida WFP iyo FAO.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here