Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa helitaanka adeegyada waxbarasho ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba
Waxa kaqeyb galay kulanka mas’uuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada Jubbaland bahda waxbarashada iyo qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.