Kulanka Siyaasada Hormarinta beeraha oo laga daahfuray Magaalada Hargeysa.

0
197

Baladweyne ( Radio Beerlula )Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Maxamed Habane ayaa magaalada Hargeysa ka Daah-furay Siyaasada hormarinta Beeraha Somaliland oo uu taageeray sanduuqa hormarinta Somaliland ee SDF.

Daahfurka shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay wasiiro ,xildhibaano kamid ah SLN hay’adaha daneya arimaha beeraha iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.