Baladweyne ( Radio Beerlula )-kulankan ay magaalada beydhabo ku yeesheen Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka KGS iyo saraakiisha ciidamada Asluubta ayaa looga hadlay xaalada xabsiyada koofur galbeed iyo dhibaatooyinka ka jira xabsiyada sidii xal loogu heli lahaa.
kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiisha ugu sareeysa ciidamada asluubta ee koofur galbeed iyo masuuliyiin kasocday wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka KGs waxaana kulanka diirada lagu saarayay sidii xabsiyada looga dhigilaa goob amaan ah oo aan tacadi kajirin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.


