Kulan looga hadlayay xal u helidda caqabadaha soo wajaha deegaanka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka cimilada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kuqabatay kulan looga hadlayay xal u helidda caqabadaha soo wajaha deegaanka.

Waxa ka qeyb galay kulanka agaasimaha waaxda kheyraadka dabiiciga ee wasaarada Deegaanka jubbaland Maslax Mowliid Maxamuud qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada iyo aqoon yahano.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi