Kulan looga hadlayay xalinta Khilaafaadka Oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada jowhar ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay Xalinta qilafaadka Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro iyo Xildhibaano katirsan maamulka hirshabelle.

waxana soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.