Kulan looga hadlayay xalinta khilaafaadka oo lagu qabtay magaalada kismaayo

0
144

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caddaaladda Dowladd goboleedka Jubbaland oo kaashanaysa Ururka Xalinta Khilaafaadka Wareega ee Degmada Kismaayo ayaa kulamo wacyigelin ku saabsan xalinta khilaafaadka qoysaska iyo guryaha ka sameysay xaafadda Farjano, gaar ahaan waaxda Dalxiiska.

wacyigilintan ayaa loo qabtay bulshada xaafada waaxda dalxiiska ee magaalada kismaayo waxaana bulshada lagu wacyigilinayay muhiimada ay leedahay in gudaha lagu xaliyo khilaafaadka yar yar si aan loosii kala fogeyn bulshada wada dagan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here