Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dagmada Guricel ee Gobolka Galgaduud Ayaa Lagu qabtay Kulan Lagu Gorfeynayo Xalinta Qilaafadka Lahaanshaha Ee Dhulalka Waxana Iska Kaashanayay Qabashada Kulankan Hay’adda Apka Iyo Hay’adda UNDP Somali
Waxa Kasoo Qeyb Galay Kulankan Ururada Bulshada Rayadka Ah ee Kunool Dagmada Curiceel Ee Gobolka Galgaduud iyo Xubno Kalala Kasocday Hay’addaha Iska Kashanayay Kulankan
waxa soo jeedineysa Sahra Ibraahin dhicisoow


