kulan looga hadlayay xaquuqda caruurta oo lagu qabtay Baydhabo

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Haweenka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa magaalada Baydhabo ka daahfurtay kulan wadatashi oo looga hadlayo Xeerka Xuquuqda Carruurta.

waxaa ka qeybgalay kulanka wasiiro,xildhibaano,hay,adaha u dooda xaquuqul aadanaha iyo madax kale.

waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here