Kulan looga hadlayay xeerka dadka baahiyaha gaarka qabo iyo caqabadaha la kulman oo lagu qabtay Hargeysa.

0
59

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Koomishanka xuquuqda aadamaha maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargaysa ku qabtay kulanka kaasi oo diirada lagu saarayay xeerka dadka baahiyaha gaarka qabo iyo caqabadaha la kulmaan.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka socoday Haay’ada caalimiga kuwa maxaliga ah iyo masuuliyiin katirsan Koomishanka xuquuqda aadamaha maamulka Somaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here