kulan looga hadlayay xeerka naafadda Jubbaland oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
50

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulankan oo diirada lagu saaray xeerka Naafada Jubbaland ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo

Kulanka waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka waxaana goobjoog ahaa xildhibaano nadaxda ururada naafada iyo qaar kamid ah hay,adaha ka howlgala Jubbaland.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan