Kulan looga hadlayay Xogta diwaangelinta Gaadiidka oo lagu qabtay Hargaysa

0
104

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Maamulka Soomaaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlayay diwaangelinta xogta gaadiidka.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, agaasime waaxeedyo kala duwan iyo gaadiidleey ka kala socday qaybo badan oo ka mid ah caasimadda.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here