Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Gobalka Mudug oo lagu qabtay Galkacyo.

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug ayaa maanta lagu qabtay kullan looga Hadlayay sidii loo adkeeyn lahaa nabadgalyada Gobalka Mudug.

Kulankan ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug,sarakiil ka tirsan dowlada dhaxe ee soomaliya,Odayasha dhaqanka magaalada Galkacyo iyo Gudiga nabadeeynta Gobalka Mudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq