Kulan looga hadlayay Xoojinta nabadgalyada oo lagu soo gabagabeeyay Galkacyo

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulka Galmudug ayaa Magaalada Galkacyo kusoo gabagabeeysay kullan looga hadalayay xoojinta Nabadda iyo dib u heshiinta kaasi oo loo qabtay Degmooyiinka Galinsoor iýo Dhabad ee Gobalka Galgaduud.

Munaasabada lagu soo xirayay kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro ,Xildhibaano, Mas’uuliyiin ka socotay Degmooyiinka Galinsoor iyo Dhabad.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here