Kulan looga hadlayay xuquuqda haweenka oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada haweenka dowlada federaalka soomaliya ayaa looga hadlayay xuquuqda haweenka iyadoona sidookale looga tashanayay siyaasada lagu difaaci karo xuquuqda haweenka ee qorshaha qaran ee haweenka nabada iyo amniga ee qaraarka golaha amaanka QM ayaa lagu soo gebo-gebeeyay Muqdisho ee caasimada soomaaliya.

Kulanka ayaa waxa ka qeyb galay masuuliyiin katirsan wasaaradaha dowlada iyo ururka haweenka gobolka banaadir iyo masuuliyiin ka socda dowlad goboleedyada .

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed