Kulan looga hadlayay xuquuqul insaanka oo lagu qabtay Hargeysa

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha komishinka xaquuqada aadanaha maamulka Soomaaliland Mudane Cabdi Samad Sacad ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay kulan ku saabsan daneeyaasha xaquuqal  insaanka Soomalind isla markaana  uu soo qaban qaabiyay komishinka xaquuqal aadanaha Soomaalind.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin ka kala socotay  daneeyayaasha xaquuqda aadaha.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud