Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo kusoo gaba-gabeeyay kulanka wadatashiga ee diyaarinta istaraatiijiyada bahda Cadaalada Soomaaliya.
Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Dowlad goboleedka Jubbaland ,Dhalinyaro iyo masuuliyiin kale .
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin