Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland iyo Ururka dhaqatiirta Jubbaland ayaa kulan ku yeeshay magaalada kismaayo kasoo looga hadlayay sidii adeegyo Caafimaad ay u heli lahaayeen Maxaabiista ku jirta Xabsiyada.
Shirka ay soo qab qabisay Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland ayaa ujeedkiisa ahay sidii dhaqtiirta ay ula tacaali lahayeen bukanada xanunsan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player