Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay kulankan oo ku saabsanaa dib u eegista talaalka dabeysha iyo sida loo fuliyay.
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa agaasimaha guud ee wsaarada caafimaadka Soomaliland hay,adaha ka shaqeeya caafimaadka iyo dhaqaatiir.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan
Audio Player