Kulan looga hadlayey doorka Dhallinyarada ee golaha deegaanka oo lagu qabtay Magaalada Mahadaay

0
39

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Degmada Mahadaay ku qabatay kulan diiradda lagu saarayay kamid noqoshada Dhallinyarada ee geedi socodka dhismaha golaha deegaanka degmadaasi.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Maamulka Degmada Mahadaay,Gudoomiyaha dhallinyarada Degmadaasi iyo masuuliyiin kamid ah Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here