Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabelle ayaa kulan looga hadlayay ka qeyb-galka Haweenka, Nabadda iyo Aminiga la qaadatay Haweenka Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Inta uu socday Kulanka ayaa lagu gorofeeyey mudnaanta ay Haweenka u leedahay nabadeynta, dib- uheshiisiinta iyo sidaii wada-jir looga qeyb qaadan lahaa ilaalinta Nabada iyo horumarinta Haweenka Soomaaliyeed.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.
Audio Player

